Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga argagaxy

Ciidamada booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dil maalmo kahor degmadaasi loogu geestay nin shacab ahaa. Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq Farxaan Xuseen Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada sameeyeen kusoo qabteen dad lagu tuhmayo in ay ka … Continue reading Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga argagaxy